Dadka qaar ayaa runtii markay qurbaha tagaan ay ku adkaataa luqadu iyo weliba sida laysugu bedelaayo luqadii af somaliga ahayd iyo taasi wadamada ay ku cusub yihiin.
Dadka qaar baa sameeya waxa la yidhaahdo"direct translation" ama luqadii oo si toos ah loo badalayo iyada oo aan loo eegin sida ugu haboon ee loo turjumi karo.
Luqada qaar baa markaa badalka tooska ah la sameeyo aan samaynin micno badan ama qosol keenta.
No comments:
Post a Comment