Pages

Tuesday, May 21, 2013

Jaamacada CAMBRIDGE oo soo bandhigtay Fartii Reer Awdal ay isticmaali jireen

Daraasad ay dhawaan samaysay jaamacada caanka ah ee cambridge ayaa waxay ku soo bandhigtay
fartii ay isticmaali jireen reer awdal ama |Gadabuursiga Qabiilka la idhaahdo.
daraasadan uu soo diyaariayay lewis macalin la dhaho ayaa waxa ka muuqata
ilbaxnimadii ay lahaayeen reer Borame iyago
o lahaa far ka duwan tan hadda la isticmaalo
hadaba aan idiin kala baxo warbixintan kana akhriso halkan hoose
        http://www.scribd.com/doc/15957443/The-Gadabursi-Somali-Script



By:Abdi Rachid Abdi Jama
Borama Awdal

No comments:

Post a Comment