Dhaqaatiir badan oo isku tagay ayaa isku dayay in ninkaan ay
badbaadiyaan waxaana suura gashay in lala tacaalo in mudo ah oo
cafimaadkiisa lagu fakaro,balse marka uu cafimaaday kadib ayaa waxaa ku
adkaatay sidii la isugu dayi lahaa in uu socdo isla markaana uu dib u
bilaabo howlahiisa cadaiga ah.
Ilaa 10 dhaqtar oo u dhashay Wadanka Shiinaha ayaa isugu tagay
cafimaadka ninkaan si ay u socodsiin lahaayeen waxaana iminka ay keeneen
in qaabkan loo habeeyo isla markaana la isku dayo in uu socdo ayadoo
dhaqaatiirta ay isku dayayaan in uu ninkaan qaabkaan ku socdo.Dhaqaatiirta ayaa u sameeyay qeyb hoose oo macmal ah lehna lagu kasamaysan bir ayaa weli aysan suurtoobin inuu iskiisa u dhaqaajiyo ama usocdo
By: Abdi Rachid Abdi Jama
rashka282@gmail.com
Borama Awdal
No comments:
Post a Comment