The main point that i had seen the villages include:-
> No good water
> The road was very poor-rough because no car uses those roads and the government don't want to build as well as.
>There are another mentioned think and i surprised it is a lot of young generation who always want to eat the green vegetable (CHAD OR QAAD).
if you see a lot of adult you can get 95% eating qaad.
>The more villages you passed the more you surprised.
>The more people you see the more they r thin and physical not good.
>There were plenty of firms that grow up a lot of vegetable and fruits.
>The only source you can get is more qaad while you r angry.
>I have seen there 80% of the population was old and 70% are women.
Qorshahaygu waxa uu ahaa inaan sahamino dhamaan inta hoos timaada saddexda degmo ee kala ah BAKI LUGHAYA AND ZAYLAC.oo gaadhaya ilaa 500 oo tuulo.
Annaga oo ka duulayna qorshihii UNFPA ayn afulinteeda leedahay WQQ(MoNP&D) waxa aanu howshayada ka bilownay degmada baki iyo deegaanada hoos yimaada.
Waxaan maray dhul ay ka muuqato diif iyo dar xumo.
Markaad aragto tuulo wayn oo ay ka dhisan yihiin iskuulo iyo xarumo caafimaad waxaad arkaysaa tuulo ka wayn tiii hore oo aaanan lahayn waxyaabaha bulshada ka caawinaya inay sii horumaraan oo ay kow ka tahay xarun caafimaad oo lagu dabiibi karo xanuunada asiiba biniaadanka.
Waxaan arkay tuulo oo dhamaan caruurtii joogtay la jiifaan xanuun la soo darsay ALLE ka sakow ayna cidna u maqnayn ceelna u qodnayn.
waxaa wax laga naxo ah in dadka aan soo arkay ay ka muuqato daruuf xad-dhaaf ah oo dhinac walba ah.
mar-mar ayaad arkaysaa xayn xoolo ah iska daa wax ay cunaane taag darri intay hayso socodkii kari la'.
Xoolaha intooda badan waa geel, geelaasoo inta badan aan helin biyo iyo baad.
Dhulka xeebta inta badan waxa ka baxa geed loo yaqaano "xudhuun" kaa soo ka baxa saxaaraha wayn ee u dhaxeeya LUGHAYA IYO SAYLAC.
waxa aad uga hela geedkaas xoolaha kala duwan ee laga dhaqdo dhulkan, ha u badnaadeene geela waxa kaloo jira geed la yidhaahdo GARANWAA.
geedkan garanwaa dadka marka aad waraysato waxa ay kuu sheegayaan in ay dhib ku qabaan maxaa yeelay biyihii ayuu xididkiisu ka qadhaadheeyay.
Waxa wax laga naxo ah oo qofkii damiir lihi uu ka xanuunsado ah rag isku sheega inay matalaan dadka meelahan maray daga ee ku hanjaba inay dagaal la galayaan cid kastoo sheegata deegaanadaas ay waan matalnaa leeyihin iska daa wax ay wax ay u qabtaane inay barakiciyaan ayay u soo tafaxayteen oo ay ku howlan yihiin.
Raggan sheega inay yihin siyaasiyiin ayaa ah meesha kaliya ee ay ka dhaqaaqi la'dahay bulshadu iyagoo weliba adeegsanaya xeelad ay kaga qaataan dadka qurbaha lacag iyagoo u sheegaya waxa aan sal iyo raad toona lahayn.
Kuwan dadka diraya ee qoryaha u keenaya dadka wax ma garatada ah iyo kuwa soomaalidii madhiyay ee adeegsanaya dhalinyaro la badalay ee ciyaalkoodii dibada u diray way isa sawaabiyaan.
THE PICTURES OF LUGHAYA IYO ZEILAC
DAAWASHO WACAN.
BY: ABDI RACHID ABDI JAMA >rashka<
Borama Awdal
No comments:
Post a Comment