Magaalo ay riyuhuna keeshali xidhaan
Wargeyska Dailynation ee ka soo dalka kenya ayaa maqaal kaga faalooday
Gobolka Awdal waxaa ka hadlay amaanka yaala magaalada oo uu ku sheegay
magaalada ugu amaan badan geeska Afrika sidoo kale dadaalka bulshada ku
nool iyo dhaqankooga ayuu wax ka taabtay waxa uuna sheegay diinta
islaamka in ay tahay meel si wayn looga dhaqmo cuntada ugu badan ee la
cunana ay tahay Baastada laga takhliiday gumaystihii Talyaaniga,sidoo
kale gobolka Awdal ayay jariiradu ku sheegay meel dhaqn u ah
waxbarashada iyo aqoonta waxayna jariiradu sheegtay in 90%
Somalida qaadatay tacliinta shahaadada ugu saraysa PHD ay ka yimaadaan
gobolka Awdal.
Hoos ka akhriso maqaalka oo cinwaan looga dhigay meel riyuhuna kayshali xidhaan.
By:Abdi Rachid Abdi Jama
rashka282@gmail.com
Borama Awdal
No comments:
Post a Comment